AMAZON WORLD TRAVEL AND CARGO.
Shirkada AMAZON WORLD TRAVEL AND CARGO waa shirkad alaabaha ka soo qaadda dalka china, ay alaabaha kuugu soo qaadi markab iyo diyaaradba muddo kooban.
.Adeegyada shirkada
1.Inay kuu soo qaaddo alaabaha kaa yaala China, Indoneisa, India, Turkey, iyo Nairobi markab iyo diyaarad. Kartoon ilaa konteenar
2.Inay ku soo iibiso alaabaha kaana soo hubiso tayda alaabta.
3.Alaab soo qaadida diyaarada oo todobaadkii hal mar ah.
Shirakadu waxay xaruumo ku leedahay, magaalooyinka kala ah
China, Indonesia, India, Turkey, UAE, Nairobi, Hargeisa iyo Burco.
HQ: Hargeisa, Somaliland.
Floor one Boodhle building, Bariga Qiblada Masjid Cali Mataan, udhow istaanka basaska cabaaye
Tel: +252637999950 I +252637999952 I 252637999954
Email: amazonhga@gmail.com.
Burao, Office
Mohamed Ali Village,Street Afgoye,Opposite Asaljet or Sawtul-xaq Printing Center
Tel: +252637999951 I +252637999953.
E-mail: amazontragburao@gmail.com.
Nairobi, Office
Tel: +254723619888 I +254727000600
Email: amazontravelagency@gmail.com.