Visa Umrah

Amazon World Travel
0

 


visaha cumrada wuxuu kusoo baxaya 3 cisho waana Visaha + Ticket + Hotel iyo gadiidkisa wata 14 cisho ay socoto cumrada wixii dheeraad ah qofka aya isu qaba ee ka badan 14 cisho sidoo kale wuxuu leeyahay culimo ku hagaysa iyo awood aad u leedahay in aad soo boqon kartid goobaha taariikhgiga ah
  • Visaha Cumrada.
  • Ticket Go and back ah.
  • Jiif ( Hotel ) 14 Cisho.
  • Gaadiidka Basaska.
  • Booqosho meelaha taariikhiga ah.
  • Culimo ku hagaysa.


Hadaba wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad noogu imankartaa xafiisyadayada aamu lu leenahay Burco, Hargaysa iyo Nairobi

HQ: Hargeisa, Somaliland.

Floor one Boodhle building, Bariga Qiblada Masjid Cali Mataan, udhow istaanka basaska cabaaye

Tel: +252637999950 I +252637999952 I 252637999954

Email: amazonhga@gmail.com.

Burao, Office 

Mohamed Ali Village,Street Afgoye,Opposite  Asaljet or Sawtul-xaq Printing Center

Tel: +252637999951 I +252637999953.

E-mail: amazontragburao@gmail.com.

Nairobi, Office

Tel: +254723619888 I +254727000600

Email: amazontravelagency@gmail.com.

Tags

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)
Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !