VISA QATAR ASKARNIMO

Amazon World Travel
0

 


        FIISAHAN WAA LA HAKIYAY

Macaamisha sharafta leh Amazon word travel company waxay idin soo kordhisay visa Qatar oo ah viso askarinimo ah kaasoo ay hada socoto isdiiwaan galintiisu visahan ayaa ah mid ay ku xidhanyihiin shuruudo ilaa 10 gaadhaya oo kala ah

v  Carabiga waa inuu qofku si wacan u garanayaa akhris,hadal,faham Intaba.

v  Da’du waa 18 sano ilaa 26 sano inta u dhaxaysa.

v  Qof buuran lama ogala.

v  Qof balwadleh lama ogala

v  Waa inuu caafimaad qaba oo aanu lahayn dhamaan xanuunada Faafa.

v  Waa inay xubnaha jidhkuusu dhamaystiran yihiin, sida indhaha, dhagaha, lugaha, gacmaha iyo wixii lamid ah

v  Waa inuu aqoon ahaan haysto Shahaado dugsi sare.

v  Waa inuu haysta Passport ay dhicitaankiisu ka hadhsantay wax ka badan 12bilood.

v  Sawiro kura 2X2

v  Dherarka qofku waa inuu ahaado 1.80

Hadaba wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad noogu imankartaa xafiisyadayada aamu lu leenahay Burco, Hargaysa iyo Nairobi

v  HQ: Hargeisa, Somaliland.

v  Floor one Boodhle building, Bariga Qiblada Masjid Cali Mataan, udhow istaanka basaska cabaaye

v  Tel: +252637999950 I +252637999952 I 252637999954

v  Email: amazonhga@gmail.com.

v  Burao, Office 

v  Mohamed Ali Village,Street Afgoye,Opposite  Asaljet or Sawtul-xaq Printing Center

v  Tel: +252637999951 I +252637999953.

v  E-mail: amazontragburao@gmail.com.

v  Nairobi, Office

v  Tel: +254723619888 I +254727000600

v  Email: amazontravelagency@gmail.com.

 

 


Tags

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)
Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !