VISA BELARUS

Amazon World Travel
0




Ujeedo Cadayn kala iibsi fiise Caafimaad Belarus 

Anigoo ah _________ ( ahna Maamulaha AMAZON WORLD TRAVEL AGENCY 

 waxaan halkan ku cadeynayaa in aan ka iibiye iibsade ________ Passport no ____ Oo uu wakiil ka yahay abihii ________ fiise Caafimaad ah) waxaan ka siiyey  lacag dhan???????????$ ( >>>>>>>>>>>>>>) oo aan ku jirin ticket iyo dhammaan qarashaadka kale.

Waxaan ku heshiiney Qoddobadan hoos ku xusan.

1: qofka loo soo saarayo fiisaha Caafimaad waxaa laga doonayaa Basaboor Somali, Laba sawir kur ah, warqada caafimaadka oo $????, ticket-ka iyo dhamaan wixii kharash ku baxayaa isaga ay isku qaba qofku.

2: Qiimaha fiisuhu waa lacag dhan ?????$. (>>>>>>>>>>>>>>>>>>>)

Lacagta waxaa loo kala qaadanayaa sidan:

#:  waxaa laga qadimayaa lacagta dhan ??????$ (>>>>>>>>>>>>>>)haduu fiisaha usoo bixi waayo lacagtiisa ?????$ dollar way u soo noqonaysaa.

#: lacagta soo hadhay $?????? waxaa la dhigayaa ________________.

3: lacagta waxaa lakala qaadanayaa markuu qofka ka dego Belarus. Qofku waa inuu ku diyaar garoobo 5 maalmood gudahood, haduu shantaa maalmood gudeheeda ku bixi waaya qofka lacagta ayuu wareejinayaa kuna wareejinayaa shirkada Amazon.

4: Iibsaduhu isaga ayaa Ticketka iyo dhamaan wixii kale kharash ee ku baxayaa isaga ayaa isku qabaa.

5: Inta heshiiska lagu jiro labada dhinac midna kama bixi karo.

6: Mudada fiisuhu kusoo baxayo waa 30 casho ilaa 45 casho kana bilaabmaysaa manta oo bishu tahay _____. Haduu soo bixi waaya iibsaduhu wuxuu leeyahay lacagta dhexda u taal. Haduu iibsadaha ka baxo heshiiska mudadaas lacagtiisa waxaa ka go’aysa laba meelood meel oo u dhiganta $???????

7: Aqbalaad: haddii aan ahay masuulka shirkada Amazon World Travel Company waxaan halkan ku cadaynayaa in aan waafaqsanahay qodobadan kor ku xusan.

8: Aniga oo ah wakiilka ___________waxaan halkan ku cadeynayaa in aan waafaqsanahay qodobadan kor ku xusan. 

MARKHAATIYAASHA GOOB JOOGA AH

1: _________Tel:______ …………………………………………..

2: _________Tel:______ …………………………………………………

SAXIIXA IIBYAHA FIISAHA: XAFIISKA AMAZON WORLD TRAVEL AGENCY

MAAMULAHA XAFIISKA: _________Tel:______

SAXEEXA WAKIILKA IIBSADAHA FIISAHA: _______Tel:_______

 

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)
Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !