Visa Malaysia

Amazon World Travel
0

 



Visa Malaysia 

Amazon World Travel Company waxay kuu haysa Fisaha dalka Malaysia  oo ah Fiso Waxbarasho iyo mid caafimaadba wuxuuna kusoo baxaya ka ardytnimada ahi  21 cisho halka ka caafimaadku uu kuso baxayo hal Bil shuruudaha laga rabo qof u baahan in loo soo saaro Fisaha Malaysia ee waxbarasho ayaa ah

v Passport Somali

v  2 sawir oo kur ah 2x2

v  shahaadada dugsi sare

v Transcript

v  Buuga caafimaadka yellow fever

 v sidoo kale shuruudaha fisaha caafimaadka ayaa ah 

v Passport Somali

v 2 sawir oo kur ah 2x2

v warqad caafimaad

v admission heads

Hadaba wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad noogu imankartaa xafiisyadayada aamu lu leenahay 

HQ: Hargeisa, Somaliland.

Floor one Boodhle building, Bariga Qiblada Masjid Cali Mataan, udhow istaanka basaska cabaaye

Tel: +252637999950 I +252637999952 I 252637999954

Email: amazonhga@gmail.com.

Burao, Office 

Mohamed Ali Village,Street Afgoye,Opposite  Asaljet or Sawtul-xaq Printing Center

Tel: +252637999951 I +252637999953.

E-mail: amazontragburao@gmail.com.

Nairobi, Office

Tel: +254723619888 I +254727000600

Email: amazontravelagency@gmail.com.

 


Tags

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)
Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !