Visa Uganda
Amazon World Travel Company waxay kuu haysa Fisaha dalka Uganda kaas oo kala ah mid degdeg ah (Visa Emergency) iyo midka caadiga ah labadan Fisooyin ayaa isku mid ah lakin farqiga u dhexeeya waxa uu yahay wakhtiga ay kusoo kala baxayan fisayaashan ka hore ee degdega ah (Visa Emergency) wuxuu kusoo baxaya 7 cisho halka uu ka kale ee ah fisaha caadiga ah uu kusoo baxayo hal Bil hadaba shuruudaha laga rabo qof u baahan in loo soo saaro Fisaha Uganda ayaa ah
v Passport Somali
v 2 sawir oo kur ah 2x2
v Buuga caafimaadka yellow fever
Hadaba wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad noogu imankartaa
xafiisyadayada aamu lu leenahay burco iyo hargaysa ama waxaad nagala soo
xidhiidh karta numerada shirkada sitoos ay ama dhinaca whatsappka 252637999950 252637999951 252637999952 252637999953 252637999954
HQ: Hargeisa, Somaliland.
Floor one Boodhle building, Bariga Qiblada Masjid Cali Mataan, udhow istaanka basaska cabaaye
Tel: +252637999950 I +252637999952 I 252637999954
Email: amazonhga@gmail.com.
Burao, Office
Mohamed Ali Village,Street Afgoye,Opposite Asaljet or Sawtul-xaq Printing Center
Tel: +252637999951 I +252637999953.
E-mail: amazontragburao@gmail.com.
Nairobi, Office
Tel: +254723619888 I +254727000600
Email: amazontravelagency@gmail.com.