Visa Kenya

Amazon World Travel
0

 


Visa Kenya

Amazon World Travel Company waxay kuu haysa Fisaha dalka Kenya kaas oo kala ah mid degdeg ah (Visa Emergency) iyo midka caadiga ah labadan Fisooyin ayaa isku mid ah lakin farqiga u dhexeeya waxa uu yahay wakhtiga ay kusoo kala baxayan fisayaashan ka hore ee degdega ah (Visa Emergency) wuxuu kusoo baxaya 3 cisho ilaa 7 cisho halka uu ka kale ee ah fisaha caadiga ah uu kusoo baxayo 14 cisho ilaa 21 cisho hadaba shuruudaha laga rabo qof u baahan in loo soo saaro Fisaha Kenya ayaa ah 

v Passport Somali

v  2 sawir oo kur ah 2x2

v  Buuga caafimaadka yellow fever

Hadaba wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad noogu imankartaa xafiisyadayada aamu lu leenahay burco iyo hargaysa ama waxaad nagala soo xidhiidh karta numerada shirkada sitoos ay ama dhinaca whatsappka 252637999950   252637999951   252637999952   252637999953   252637999954

HQ: Hargeisa, Somaliland.

Floor one Boodhle building, Bariga Qiblada Masjid Cali Mataan, udhow istaanka basaska cabaaye

Tel: +252637999950 I +252637999952 I 252637999954

Email: amazonhga@gmail.com.

Burao, Office 

Mohamed Ali Village,Street Afgoye,Opposite  Asaljet or Sawtul-xaq Printing Center

Tel: +252637999951 I +252637999953.

E-mail: amazontragburao@gmail.com.

Nairobi, Office

Tel: +254723619888 I +254727000600

Email: amazontravelagency@gmail.com.

Tags

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)
Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !